Shucayb oo hogaaminaya ardayda sannadka u gudbaya dugsiyada sare ee Puntland

0
169

Shucayb Xasan Cali oo ah Arday ka soo jeeda qoys ka soo baragkacay colaado sokeeye ayaa kaalinta koowaad u galay ku dhowaad 10,000 kun oo arday oo sannadkan ku biiraya dugsiyada sare ee Puntland.

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa natiijada shaacisay khamiistii. Imtixaankan waxaa bishii May u fariistay ilaa 10,000 oo arday. Laakiin 417 ka mid ah oo wiilal u badani waa ay dheceen, 78 kalena uma fariisan imtixaanka, Weriyeheenna Maxamed Salah ayaa warbixintan hoose ku eegaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here