Ganacsato ka faa’iidaystay nalalka cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay Matabaan

0

Ganastada degmada Matabaan ayaa ka faaiidaysanaya nalalka cadceedda ku shaqeeya oo lagu xirray waddooyinka magaalada bishii la soo dhaafay dhamaadkeeda. 

Marka laga soo tago bilicda magaalada iyo ammaanka oo ay qayb ka qaadanayaan haddana waxaa jira dukaamo iyo maqaayado ku yaala magaalada kuwaa oo xilligii magaalada aanu nalalkan ka jirin la xiri jiray maqribkii balse hadda u shaqeeya habeen iyo maalinba si isku mid ah. 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here