Qoys faa’iidaystay ceelal ku yaalla Degmada Jowhar oo la dayactiray

0
49

Saddex kun iyo saddex boqol toddobaatan iyo shan qoys oo isugu jira xoolo-dhaqato iyo dad barakacay oo deggan tuulooyin hoos taga degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa labadii bilood ee u dambeeyay ka faa’iidaysanaya toddobo ceel oo bilaash ah oo dib u hagaajin lagu sameeyay kaddib saddex sano oo aan biyo laga dhaansan.

Ceelashan ayaa saddex loo hagaajiyay bamka ceelka biyaha ka soo saara halka afarna la saaray qalabka ileyska cadceedda dabka ka dhaliya ee soolarka. Waxaana dhammaantood loo sameeyay haamo biyaha lagu keydiyo oo midiiba qaaddo 25 fuusta.

Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here