Dad barakac cusub ah oo soo gaaraaya magaalada Muqdisho

0
115
Sawir/kaydka/Ergo

Boqollaal qoys beeralay iyo xoolo-dhaqato oo ay saameeyeen roob-yarida oo ka jirta qaybo ka mid dalka ayaa ka soo barakacaaya degmooyinka Qansaxdheere, Diinsor, Bardeele iyo Buur-hakaba ee gobolka Baay.

Qoysaskan ayaa maalmihii ugu dambeeyay soo gaarayay xeryaha ku yaala magaalada Baydhabo oo ay ku nool yihiin qoysas horay uga soo barakacay abaaro.

Roobkii guga ee sanadkan iyo kii deyrta ee ka horreeyay oo aan si wanaagsan uga di’in deegannadan ayaa saameeyay wax-saasaarkii beeraaha oo ay qoysas badan ku tiirsanaayeen.

Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here