Carruur ay nafaqo-darro hayso oo la seexshay isbitaalka Hargaysa

0
129
Sawir/kaydka/Ergo

In badan 30 carruur ah oo ay haysato nafaqa daro darani ayaa la soo gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa tan iyo billowgii usbuucaan.

Carruurta hadda jiifta isbitaalka ayaa waxaana laga kala keenay xeryaha barakaca ee gudaha Hargeysa iyo deeganada miyiga.

Xaafadaha barakacayaasha ee Daami, State House, Cakaara, Naasahablood A iyo B iyo Sheedaha laga keenay carruurtan inta badan.

Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here