Abaaraha soo noqnoqday oo keenay in Farduhu ka dabar go’aan gobollada Sool iyo Sanaag

0
286

Gobollada Sool, Sanaag iyo Nugaal oo dhaqashada Farduhu caan ku ahayd, ayaa hadda ay ka sii dabar go’ayaan, waxaana keenay abaaro is xig xiga oo xaalufiyey dooxooyinkii ay daaqi jireen.
Cismaan Faarax Guuleed oo kamid ah fardooleydii  degmada Taleex ee gobolka Sool wuxuu sheegay in saddex sano ka hor uu lahaa 20 faras, haddana geenyo iyo faras uga hareen.
Warbixintaan oo uu soo diray weriyaha Ergo ee gobolka Sanaag Maxamed Saalax, waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji oo Garoowe nooga soo warama, halkaan hoose ka dhegeyso.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here