Dalagyo ku khasaaray roob ka da’ay deegaanno ka tirsan Hargaysa

0
158

In ka badan 40 beerood ayaa dalaggii saaraa ku baaba’ay roob ka toddobaadki hore ka da’ay laba deegaan oo ka tirsan magaalada Hargaysa. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa soo diray Ilyas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here