Puntland oo samaynaysa biyo xireenno looga faaiidaysto biyaha roobka

0
165
Sawor/kaydka/Ergo

Puntland oo marki hore abaaro darani ka taagnaayeen ayaa waxaa badi ka da’ay roobabkii gu’ga.

Meelaha uu roobka ka da’ay oo u badan dhul siman iyo buuralay ayaa biyaha roobku inta badan ku darsamaan badaha.

Haddaba waxaan waraysi ku saabsan sida loo celin karo biyahaas iyo waxa ay qorshe u hayaan Raadiyo Ergo ay ka waraysatay Dr. Ibraahim Xared Cali oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha  Puntland.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here