Guriceel: baaritaanno iyo daweyn caafimaad loo sameeyay dad barakacay

0
151
Keyd

Jaamacadda Savananh xarunteda degmada Guriceel ayaa saddex ka mid ah xeryaha lagu Barakacay ee ku yaala Guriceel ka fulisay baaritaano iyo daaweyn lacag la’aan ah oo ay u sameynayeen haweenka uurka leh, carruurta iyo dadka da’da ah.

Waxayna soo bilaben bishii Apriil 10kedii.

Maamulka jaamacadda iyo ardayda ayaa iska kaashaday qarashka ku baxaya howshan.

Tani waxay noqoneysa markii ugu horeysay ee ay u sameyaan daaweyn dadka ku nool xeryaha barakacayasha.

Dr Shaafici C/laahi Xuseen oo ah madaxa qeybta caafimaadka jaamacadda Savananh ayaa uga waramay howshan ay wadaan Wariye C/risaaq Xersi Haajirow.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here