Dhageyso barnaamijka beeraha

0
123

Barnaamijka waxaan maanta ku soo qaadanaynaa wasaaradda beeraha ee Soomaaliland oo beeralayda ugu baaqday inay roobabka hadda bilowday ay ka faa’iidaysan karaan tacab ahaan, dalagyo gaar ahna talo ku siisay inay xoogga saaraan si ay uga gaashaantaan isbedelka ku dhacay xilligii roobka oo sanadkaan ka dib dhacay. Maxamed Xasan ayaa soo jeedinaya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here