Hay’adda IOM oo sheegtay in dadka Yemen u tahriiba dhibaatooyin loo geysto

0
186
Olivia Headon

Hay’adda socdaalka dunida ee IOM ayaa sheegtay in saddex bilood ee sanadkaan ugu horeeyey tiro badan oo tahriibiyaal ahi ay u talaabeen wadanka Yemen, dadkaas oo badi ah Itoobiyaan iyo Soomaali. Weriyaheenna Yemen Maxamed Koronto ayaana arrintaan waraysi kala yeeshay Olivia Headon oo ah madaxa warfaafinta ee IOM xafiiskeeda Yemen.
Waraysigaan oo afingiriis ah waxaa soo wada jeedinaya Maxamed Xasan iyo Leyla Cabdi.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here