Wasaaradda Gargaarka ee maamulka Koonfur-Galbeed oo jiilaalka dartii ka digtay barakac cusub

0
96
Sawir/kaydka/Ergo

(ERGO) – Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka ee maamulka Koonfur-galbeed ayaa shalay soo saartay warqad ay ku sheegeyso inay walwal ka qabto roobka dib-u-dhacay, abaar deegaannada maamulkaas ka jirta iyo sida ay wasaaradda qorsheyneyso in loogu gurmado dadka barakacay.

Wasaaradda oo sidoo kale codsi u dirtay hay’adaha samafalka ayaa xustay in bishan barakaceysan ee Ramadaan ay muhiim tahay in loo gurmado dadka u baahan caawimaadda.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Baydhabo, Muxyadiin Xasan Maxamed (Xusni) ayaa arrintaas ka wareystay Cabdulqadir Sheekh Cali Baraka oo ah Wasiir ku-xigeenka gargarka iyo Masiibooyinka ee Koonfur-galbeed.

Wuxuu marka hore ka codsaday inuu noo faahfaahiyo waxa ay tahay warqadda ay soo saareen.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here