Jubbaland oo olole caafimaad ka bilaawday gobolka Jubadda Hoose

0
105

(ERGO) – Wasaaradda Cafimaadka ee Jubbaland ayaa bilowday olole caafimaad oo dadka ku dhaqan gobolka Jubadda Hoose lagga daaweeyo xanuunadda, kaadi-dhiigga iyo gooryaanka.

Ddad gaadhaya ilaa 95,000 qof ayaa lagu dawaynayaa ololahaan.

Axmed Toronto ayaa arrintan ka waraysanay isku-duwaha Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland Cabdinaasir Maxamed Cabdi.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here