Isbadalka ka dhacay Suudaan saamayn ma ku yeelan karaa Ardayda?.

0
49

Suudaan waxaa ka dhacay Afganbi ay Meletariga dalkaas kula wareegeen hogaanka ka dib banaan-baxyo looga soo horjeeday Madaxweyne Albashiir oo xukunka haystay muddo 30sano ah, waxaa Waddanka la galiyay bil Bandow ah Saddex bi loo xaalad deg deg ah iyo 2sano oo kala guur ah si loogu diyaariyo dalkaas in ay doorasho ka dhacdo. Haddaba waxaa ku nool Suudaan Kumannaan arday Soomaaliyeed ah kuwaas wax ka barta magaalooyinka kala duwan ee dalkaas, waxaan Xoghayaha guud ee Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan wax ka weydiinay bal saamayn intee la eg ayey ku yeelan kartaa ardayda Soomaaliyeed Xaaladda dalka ee is badashay?.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here