Biyo yari ka jirto tuulooyin ka tirsan degmada Balcad.

0
53
Photo/ Kaydka Ergo

Dadka ku nool tuulooyinka Buulo khayre iyo Mareereey oo hoos yimaada degmada Balcad ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka dib markii uu guray Wabiga shabeele oo ay ku tiirsanaayeen.

Aadan Aweys waxa uu ka mid yahay dadka ku nool degmada Mareereey waxa aan weydiiyay marka hore bal in uu inooga warbixiyo xaaladda ay ku suganyihiin?.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here