Roobdoon laga sameeyay deegaanada Puntland

0
61
Deegaan abaaruhu saameeyeen/Sawir hore/Ergo

Maanta inta badan degmooyinka Puntland waxaa laga sameeyay iyo Salaado Roobdoon ah.

Waana roobdoonkii ugu ballaarnayd ee hal mar la wada sameeyo Puntland.

Dowladda ayaa iclaamisay roob-doon toddobaadkii hore.

Cawil Maxamed Xirsi, agaasimaha deeqaha iyo gurmadka ee wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaan ka waraysanay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here