Halka ka dhegeyso Barnaamij ku saabsan xaaladda dadka ku nool xeryaha lagu barakacay

0
133

Ku soo dhawaada barnaamij toddobaadle ah oo aan uga hadalnno xaaladda ay ku nool yihiin dadka barakacay. Barnaamijka ayaa toddobaadkiiba lagu eegaa mid ka mid ah xeryaha lagu barakacay ee magaalooyinka dalka. Maanta waxaan ku soo qaadannay nolasha dadka barakacay ee ku sugan magaalada Gurceel. Cabdirisaaq Haajirow ayaa soo diyaariyay barnaamijka.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here