Baydhabo: Xoolaha oo aan la gawrici doonin ayaga oo aan marin baaritaan caafimaad

0
101

Magaalada Baydhabo waxaa saddexdii toddobaad ee u dambeysay ka dhaqan-galay amar ay soo saartay wasaaradda xannaannada xoolaha kaas oo aan in aan la gowrici karin xoolo aan la hubin caafimaadkooda. Haddaba amarkaasi muxuu ka badalay kala iibsiga xoolaha? Halkan ka dhegeyso warbixin uu ka soo diyaariyey weriyaha radio Ergo Muxuyadiin Xusni.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here