Hab casri ah oo loo sharay meelo u nuglaa in uu webiga Shabeele ka fataho

0
92

Tuulooyinka Leebow iyo Shinniile ee gobolka Hiiraan horraantii sanadkii hore laga hirgeliyay mashruuc looga hortagayo fatahaadda webiga. Hab casri ah ayaa loo adeegsaday in la sharo meelo u nuglaa inuu webigu ka fataho. Mar uu dhamaadkii isla sanadkaas webigu buuxsamayna waxay dadka deegaanka u sheegeen saraakiisha hay’adda Cesvi oo mashruuca fulisay in meelahaas oo biyaha soo deyn jiray aanay dhibic ka soo gudbin.

Haddaba mashruucaas waxa ay ka baran karaan dadka deggan hareeraha webiyada waxaan ka wareysannay Injineer Saciid Aadan Saciid oo ah injineerka mashruucaas u tababaray dadka deegaannadaas ee howsha qabtay. Leyla Cabdi Maxamed oo wareysatay isagoo jooga magaalada Beledweyne ayaa ugu horreyn ka codsatay inuu noo faahfaahiyo faa’iidada ka dhalatay mashruucaas?

Halkan ka dhagayso Codka Enjineerka.

.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here