Jaamacadda Kismaayo oo wacyigalin caafimaad ka sameesay qaar ka mid ah barakacayasha

0
169
Sawir Kayd,

(ERGO) – Kuliyada caafimadka ee jaamacadda Kismaayo waxay wacyigalin caafimaad ka sameesay qaar kamid ah xeryaha dadka barakacayasha ah ay ku nool yihiin iyo kuwa kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

Dr Abshiro Xassan Aadan oo ah madaxa kuliyada cafimadka ee jaamacada Kismaayo ayaa waxa ay arrinkaasi uga warbixisay Axmed Toronto oo ka tirsan Raadiyo Ergo.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here