Somaliland oo biyo dhaamin ka billowday deegaaanno ka tirsan gobollada Sool, Sanaag iyo Togdheer

0
187
Sawirrada keydka Ergo

Hay’adda u diyaar garowga aafooyinka iyo keydadka raashinka ee Somaliland ayaa toddobaadkan biyo dhaamin ka billowday deegaanno ka tirsan.

Biyaha waxaa loo dhaaminaya dadka xoolo dhaqatada iyo xoolaha-hooda, kuwa barakacay.

Faysal Cali Sheekh oo ah guddoomiyaha Hay’adda ayaa nooga warramaya.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here