Galgaduud: Barakacayaal halis ugu jiro cunno la’aan iyo harraad

0

Kumannaan qoys oo ku barakacay dagaal u dhaxeeya labo qabiil oo ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo isugu jira cunno, biyo iyo caafimaad.

Guddoomiyaha deegaanka Bashiir Daahir Dhaga-badan ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in dadkan aysan ku laaban karin gurhooda oo weli labada dhinac ay isku hor fadhiyaan deegaanka

Dagaalka dadkan ay ka barakaceen oo socday labo maalin ayuu sheegay guddoomiyuhu inay ku dhinteen 40 qof halka toddobaatan kalana ay ku dhaawacmeen kuwaas oo isugu jiray dadkii dagaalamayay iyo shacanka deegaanka.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here