Webiga Jubba oo laga xiraayo meelaha laga cabsanayo in uu ka fataho

0
184
Sawirrada keydka Ergo

(ERGO) – Jubaland ayaa billowday inay xirto meelaha laga cabsi qabo in uu ka fataho webiga Jubba. Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Mahad Muxiyadiin Maxamed ayaa Radio Ergo u sheegay in la doonayo in laga hortago marka roobku billowda in uu fatahaad sameeyo sidii sanadki hore.

Axmed Cabdi Toronto ayaa soo wareystay Wasiirka.

 

 

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here