Beeraleyda ku dhaqan Deegaanka Xero dhagaxley oo ka cabanaya Cayayaan baabi’inaya Tacabkooda

0
66

Beero ku yaala duleedka Xero dhagaxley oo hobyo u jirta 60 Km ayaa baaba’ay kadib markii uu cayayaan galay. Beerahan oo ku fadhiya dhul qiyaastiisu gaarayo hal KM tir ayaa lagu maareyn jiray nolosha qoysas tiradoodo gaarayso 60 qoys.

Halkan ka dhagayso Warbixin arintaasi ku saabsan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here