Puntland: Qaaxada oo halis ku ah taranka dadka iyo kobaca dhaqaalaha

0

Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka digaysa in Qaaxadu halis wayn ku tahay taranka dadka iyo kobaca dhaqaalaha.

Xiriiriyaha Waaxda Qaaxada ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cali Xasan oo u waramay Raadiye Ergo ayaa sheegay in bukaanada ugu badan ee Qaaxadu ay yihiin dhalinyarada oo ah xoogii shaqayn lahaa, waxna ku kordhin lahaa kobaca dhaqaalaha iyo taranka dadka.

Halkan ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran.

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here