Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celinaysa Qaxootiga Yaman

0

Sanadkan waxaa la qorsheynayaa in Soomaaliya dib loogu celiyo ilaa Toban kun oo qaxooti Soomaali ah oo ku nool dalka Yemen.

Dib-u-celintaas oo ay iska kaashanayaan Hay’adda Qaran ee Qaxootiga iyo Barakaca ee Soomaaliya iyo hay’ado kale oo caalami ah waa mid lagu caawinayo dadka doonaya inay iskood u noqdaan.

Halkan ka dhagayso Weriyaha Raadiyo Ergo ee dalka Yemen Maxamed Koronto oo arimahaasi ka wareystay Axmed Maxamed Axmed oo ah mas’uulka dib u celinta qaxootiga Soomaalida ah ee Yemen u qaabbilsan Hay’adda Qaran ee Qaxootiga iyo Barakaca ee Soomaaliya.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here