Wax soo saarka xijiga oo hoos u dhac uu ku yimid

0

Waxaa si weyn looga deyrinayaa wax soo saarka xijiga iyo maydiga oo si weyn uga baxo deegaanno ka tirsan gobollada Puntland, kuwaasoo wax soo saarkooda ay ku tiirsan yihiin nolosha qoysas badan.

Hoos dhaca wax soo saarkooda ayaa loo aaneynayaa roob yarida iyo abaaraha soo noq-noqday oo geedaha laga soo goosto xijiga qaliyey. Waxay arrintan si toos ah u saameysay dadka ka shaqeysta xijiga.

Maxamuud Ismaaciil Maxamuud (Liig) oo ka tirsan dadka ka shaqeysta xijiga ee gobolka Bari ayaa Maxamed Xaashi oo ka tirsan Raadiyo Ergo uu ka wareystay saameynta arrintan ay yeelatay iyo xaaladda uu wax soo saarku marayo.

 

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here