Somaliland: Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibsado raashinka oo saameeyay danyarta

0
357

Tan iyo billowgii bishan aynu ku jirno ee Maarso waxaa dadku ku iibsanayeen qiimaha raashin lacag ka sareysa heerkii hore ay ugu gadan jireen. Waxay arrintan saameysay dadka danyarta ah iyo kuwa aan isticmaalin doolarka. Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa magaalda Hargaysa ka soo diray weriyaha Raadiyo Ergo Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here