Dhadaab: Daryeelka caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka oo kor loo qaaday

0
69

Adeegyada iyo daryeelka caafimaad ee ay helaan hooyooyinka iyo dhallaanka ee xerada qaxootoga Xagardheere ayaa kordhay, taasoo ay ugu wacan tahay wacyigelinta ay shaqaalaha caafimaadka sameeyaan.

Waxay taas keentay in haween badan ay joogteeyaan tallaalka carruurtooda iyo booqashada ay ku tagayaan xarumaha caafimaadka xilliga ay uurka leeyihiin. Haddaba, waxaan arrintan ka wareysanay Yuusuf Macallin Cali oo ah u qeybsanaha hay’adda IRC ee caafimaadka hooyada iyo dhallaanka.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Dhadhaab Axmed-nuur Maxamed Yogol ayaa wareystay.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here