Laascaanood: Maxkamad gabadh 14 jir ah ka furtay nin xoog loogu guuriyay

0
664

Maxkamada degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku guuleystay inay gabadh 14 jir ah ka furta nin lagu qasbay guurkiisa. Gabadha ayaa dacwad ka geysay maxkamada aabeheed iyo ninka loo guuriyay dhammaadkii bishii hore. Maxkamada ayaa toddobaadkii hore go’aamisay in gabadha la furo maadaama aysan qaangaarin islamarkaasna aysan raali ka aheyn guurka.

Halkan ka dhegeyso warbixin arrintaan ku saabsan oo uu inoo soo diray weriyaha Raadiye Ergo ee degmada Laascaanood Faarax Dubad.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here