Kumanaan qoys oo isugu jira xoolo-dhaqato iyo beeralay ayaa kasoo hayaamay qeyb ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool oo laga soo sheegayo jiilaal daran. Qoyaska oo usoo barakacay magaalada Baydhabo waxa ay sheegeyaan in beerahu ay qallaleen oo xoolaha na loo waayay daaqsin iyo biyo labada ba. Halkan ka dhegeyso warbixintan oo faahfaahsan oo uu soo diray Weriyaha Raadiye Ergo ee magaalada Baydhabo Muxyadiin Xasan Maxamed. Waxaa soo jeedinaya cabdifataax Maxamed Mukhtar.