Kismaayo: Tirada gabdhaha macalimiinta ah ee dugsiyada iyo Jaamacadaha oo korortay

0
183

Labo sanno kahor, hal gabadh oo keli ah ayaa wax ka dhigi jirtay dugsiyada waxbarashada aas-aasiga ah magaalada Kismaayo. Laakiin waxaa hadda jaamacada magaalada iyo dugsiyada ba wax ka dhiga 21 haween ah oo isugu jira kuwa jaamacadaha iyo dugsiyada sarre kasoo qalinjebiyay. Halkan ka dhegeyso warbixintan oo ay soo jeedineyso weriyaheenna Fowsiya Cumar Barre.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here