Hargeysa: Shirkad dalagga u-beddesho cunno warshadeysan oo rajo-u-abuurtay beeraleyda

0
368

Beeraleyda deegaannada Somaliland ee ay u soo go’een dalagyadii ay abuurteen xilli roobaadkii la soo dhaafay ee Deyrta iyo kii ka sii horreeyey ee Gu’ga ayaa suuq cusub u helay iibinta dalagyadooda. Waxay beeraleydu dalagga ka iibiyaan shirkad maxali ah oo kaddibna dalagga u beddesho cunno. Halkan ka dhegeyso faahfaahinta warbixintan oo uu Hargeysa kasoo diray weriyeha Raadiyow Ergo Ilyaas Cabdi Cali. 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here