Site icon Radio Ergo – Somali Humanitarian News and Information

BARNAAMIJKA GOBAAD

Keydka sawirrada Ergo

Dhegeyso barnaamijka gobaad oo aan uga hadalno arrimaha haweenka. Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelannay gabadha keliya ee ku jirta xildhibaannada baarlamaanka Puntland. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/GOBAAD-.mp3?_=1
Exit mobile version