Wareysi: qaxootiga ku sugan Itoobiya oo loo oggolaaday inay ka shaqeystaan dalkaas

0
409

Dowladda Itoobiya ayaa ansixisay xeer cusub oo u oggolaanaya dadka qaxootiga ah inay si sharci ah uga shaqeystaan dalkaas. Itoobiya waa dalka ay ku sugan yihiin qaxootiga ugu badan ee Afrika. Waxaana ka mid ah Soomaali badan oo muddo dheer ba ku nool xeryaha ku yaal gobolka ismaamulka Soomaalida. Haddaba, xeerkan iyo ahmiyada uu u leeyahay qaxootiga Soomaalida ayaan ka wareysanay Xasan Cali Nuur oo ah sharciyaqaan arrimaha qaxootiga. Leyla Cabdi Maxamed ayaa wareysay. Halkan ka dhageyso wareysiga.

 

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here