Kismaayo: Dhallinyaro la siiyay shan boqol oo kun oo doolar si ay ugu furtaan ganacsiyo

0
297

Boqolaal dhallinyarro ah oo shaqo la’aan ku heysatay magaalada Kismaayo ayaa la siiyay shan boqol oo kun oo doolar si ay ugu maalgashadaan ganacsiyo u gaar ah. Dhallinyaradan oo gaareysa lix boqol oo qof ayaa lacagtaas ku maalgashaday gawaarida gurta dhagxaanta dhismaha, warshad shaambada dharka lagu meyro soo-saarta oo Kismaayo laga hirgeliyay, iyo ganacsiyo kale oo dhowr ah.

Halkan ka dhageyso faahfaahinta warbixintan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here