Amal – Sheeko Taxane ah

0
449

Amal waa sheeko taxane ah oo ka hadlaysa badqabka carruurta, fayodhowrka, waxbarashada iyo kobcinta garaadka dhallaanka. Waxaa soo saaray Raadiyaha Arrimaha Bani’aadanimo ee Ergo ee xaruntiisu tahay magaalada Nayroobi.

Waxaad qeyb cusub oo sheekada ah dhageysan kartaa Jimco walba, iyo isniinta oo ay ku celis tahay.

Halkan ka dhegeyso qeybta labaad ee sheekada.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here