Dhaqan ahaa hooyada Soomaaliyeed waxay kaalin mug leh ku leedahay dhisidda qoyska gabadheeda. Waxay wakhti badan ku bixin jireen xilliga guurka waliba marka la la joogo miyiga. Hooyo Baahilo Xalye ayaa ka sheekaynaysa.
Hoy Madaddaallada Ergo Halkan ka dhegeyso wareysi ku saabsan kaalinta hooyada Soomaalidu ku lahayd galbinta...