Boqollaal qoys oo ku xoolo waayay abaaraha oo la siiyay deeq xoolo ah

0
179

Muxubo Ciise oo ku nool tuulada Sinujiif oo 60km dhinaca bari ka jirta
Garowe, waxay ku faraxsan tahay in ay mar kale nolosha xoolo-dhaqatanimada dib u
billowdo kaddib markii toddobaadkan la siiyay 10 neef oo adhi dhaqaal ah. Qoyskeedu
waxaa uu kamid yahay 250 qoys oo ah dadkii xooluhu dhaafiyeen abaartii 2017 ee ku
soo barakacay 11 tuulo oo hoostaga magaalada Garowe oo helay xoolaha dhaqaalka
ah. Cabdieaxmaan Maxamed Xaaji ayaa Warbixintan Garowe ka soo diray.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here