Sool: Barakacayaal halis ugu jiro cunno la’aan iyo harraad

0
476

Kumannaan qoys oo ku barakacay colaaddii Dhumay iyo Dharkeyn saddex bilood ka hor ayaa halis ugu jiro harraad iyo cunto la’aan ku haysataa deegaannadii ay u barakaceen. Qoysaskan badankooda maysan helin wax kaalmo ah. Qaar aan badneyn ayaa ku tiirsan lacago iyo raashin aan badneyn oo ay ku soo kaalmeeyaan, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee Lascaanood Faarax Dubbad.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here