Bay: Heerka nafaqo-darrada Qansaxdheere oo hoos u dhacday

0
125

Kiisaska nafao-darrada ee degmada Qansaxdheere ayaa hoos u dhacay, waxaana sabab u ah saddex xarumo caafimaad oo bishii Agoosto ee sanadkii hore laga furay degmada, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xusni.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here