Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan shati kalluumeysi siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo badaha Soomaaliya ka qaadan doonto kalluunka Tuuna. Dowladda ayaa sidaas yeeshay si ay u hesho suuq kalluumaysi. Haddaba warbixintaan soo socoto oo ay soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed waxaan ku eegeynaa danta Soomaaliya ugu jirto in shati kalluumeysi ay siiso maraakiibta Shiinaha.