Dhadhaab: Macallimiin shaqada laga joojiyay

0
269

Hay’adda Lutheran World Federation (LWF) oo xeryaha qaxootiga Dhadhaab u qaabilsan dhanka waxbarashada ayaa horraantii bishaan Jannaayo shaqada ka joojisay 231 macallin. Arrintan waxay shaqo la’aan ka dhigtay macallimiintaas, sidoo kale waxay caqabad ku noqotay dhanka waxbarashada ee dugsiyada laga rusqeeyay macallimiinta.

Warbixintaan waxaa xeryaha Dhadhaab ka soo diray weriyaha Raadiyo Ergo Axmed Nuur Yogol.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here