Balcad: Beeraley sanad kaddib billaabay tacabka beerahooda

0
150

Qoysas ku noolaa toban tuulo oo waqooyiga Balcad ku yaalla horayna uga barakacay fatahado bishii Abriil ee sanadkii hore ee 2018-kii ka dhacday halkaas ayaa hadda dib ugu noqday beerahoodii  haddana tacab ku jira. Warbixintaan waxaa magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe inooga soo diray weriyaha Raadiyo Ergo Cabdilaahi Maxamed Xasan.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here