Somaliland: Warbixin laga soo saaray dhibaatooyinka barakacayaasha ee magaalooyinka

0
98

Dhowaan waxaa la soo saaray warbixin looga hadlayo dhibaatooyinka ay dadka soo barakacay ku hayaan ama kala kulmaan magaalooyinka.

Cilmi-baaris ayay arrintaan ku ogaadeen hay’adda UN-habitat iyo labo jaamacadood oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

Maxamed Xasan oo ka tirsan raadiyo ergo ayaa cilmi-baarista waxa ay ka hayddleysay weydiiyay guddoomiyaha hay’adda barakacayaasha iyo qaxootiga ee Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here