Puntland: Qaxootiga Yemaniyiinta oo dalka ku soo badanaya

0
261

Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Puntland ayaa shaacisay in ay dalka ku soo qulqulayaan qaxooti Yemaniyiin ah oo ka soo cararaya dalkooda in kastoo ay tiradu iska dhintay sidii ay ahayd sanadkii 2017-kii.

In ka badan 2,500 oo qof oo Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa Yeman ayaa iyaguna dib ugu soo noqday Soomaaliya sannadkii 2018, sida ay muujinayso warbixin sanadle ah oo ay Puntland ka sameysay arrintaas.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa wareystay agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Cali Nuur.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here