Nugaal: Xoolo-dhaqato ka cabanaya cagta gaadiidka oo xaaluf ka dhigtay dooxooyin

0
213

Xoolo-dhaqatada ku nool deleedka Garoowe ayaa sheegay in gaadiidka dhagaxa gura ay sababeen in dooxooyinkii ay xoolaha daaqsan jireen xilliyada jiilaalka ay noqdaan meelo bannaan isu baddelay.

Waxay sheegeen in meelaha ay gaadiidkaasi maraan ay xilli roobaadyada ka sameysmaan godad yaryar oo biyaha u qaada meelo kale, taasna ay keentay in dooxooyinki daaqa loogu baxsan jiray aysan biyo ku hakanin, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriyaha Raadiyo Ergo ee Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here