BARNAAMIJKA CODKA DHEGEYSTAHA

0
43

Dhegeyso barnaamijka codka dhegeystaha ee Raadiyo Ergo, oo aan ku soo qaadanno codadka dhegeysteyaasheena joogo meelo kala duwan ay noogu duubaan lambarka farriimaha gaaban ee 2012 oo si bilaash ah nalooga soo wixi karo. Barnaamijka waxdaa soo diyaarisay Fowsiya Cumar Barre oo ka tirsan Raadiyo Ergo.

Dhegeyste adna codkaaga waad noo soo duubi kartaa haddii ay jiro xog aad dooneyso inaad nala wadaagto.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here