Soomaaliya: Dabka oo dhibaato ay ku qabaan ganacsatada

0
439

DHowr jeer oo bishaan aan ku jirno ee Jannaayo ah ayuu dab baabi’iyay xarumo ganacsi oo ku yaalla meelo kala duwan oo Soomaaliya ah. Meelahaas waxaa ka mid ah suuqa Bakaaraha ee ugu weyn Soomaaliya. Sidoo kale waxaa gubtay goobo ganacsi oo ku yaalla agagaaska Soobbe oo Muqdisho ah, iyo suuqyada Afgooye iyo Baardheere.

Haddaba warbixintaan soo socota waxaa soo jeedineysa Leyla Cabdi Maxamed.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here