Dhadhaab: Ardayda natiijada imtixaankooda loo tuuray inay qish sameeyeen darteed

0
57

In ka badan 160 arday oo wax ka baranayay dugsiyo sare oo ku yaalla xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa la baabi’iyay natiijada imtixaankii ay galeen. Guddiga imtixaanaadka qaran ee Kenya ayaa natiijadaas tuuray kaddib markii ardayda lagu helay inay qish sameeyeen.

Imtixaanka dugsiyada sare ee Kenya waxaa loo fariistay bishii November ee sanadkii 2018. Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya weriyaha Raadiyo Ergo ee Dhadhaab Axmd Cabdullaahi Jaamac.

Post your comments

Jawaab ka bixi

Please enter your comment!
Please enter your name here